Somaliland oo sheegtay inay diwaangeliyeen saddex kiis oo cusub oo ku saabsan cudurka karoona

0
161

Shirkan jaraaid oo ay siwada jir ah magaalada hargeysa ugu qabteen wasiirka wasaarada horumarinta  caafimadka soomaliland Cumar Cali   Cabdulahi iyo agaasimaha guud ee wasaarada caafimadka  Dr Maxamed cabdi Xirgeeye  ayaa sheegay in saddex kiis oo cusub oo cudurka karoona feyris laga helay magaalooyinka Boorama iyo Hargeysa, iyagoo  bulshada ugu baaqay in ay ku dadaalaan nadaafadda islamarkana ay qaatan fariimaha wacyigelinta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here