Horudhaca : GALKACYO VS GURICEEL

0
82

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kooxaha Guriceel VS  Galkacyo ayaa maanta ciyaari doona kulan kamid ah Taryanka kubadda cagta degmooyinka Galmudug.

Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Cadaado stadium waxaana ay bilaaba doontaa 3:45 PM.

labada kooxood ayaa kulankan isku soo diyaariyay waxaana usoo daawasha tagi doonna taageerayaal badan oo ka socda labada kooxood iyo kuwa xiiseeya ciyaaraha.

Xogta kulanka oo kooban

GALKACYO VS GURICEEL

Waqtiga: 3:45 PM

Cadaado stadium

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here