HORDHAC: Rangers v Liverpool – Reds Oo Martiyaya Ibrox Stadium, Xiddigaha Ka Dhaawacan & Xogaha Kulanka.

0
114

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Liverpool oo haatan Group-keeda Champions League booska labaad kaga jirta ayaa booqanaysa dhigeeda Rangers oo ay toddobaadkii hore guul 2-0 ah kaga soo gaadhay Anfield.

Guul ay ku gaadhaan caawa Ibrox Stadium ayaa Reds ka caawin doonta inay boos wanaagsan u joogsadaan inay ka baxaan Group-kan oo ay la wadaagaan Napoli iyo Ajax.

Liverpool ayaa dhinaca kale doonaysa inay kasoo kabato guuldarradii 3-2 ahayd ee Sabtidii kasoo gaadhay Arsenal iskuna diyaariso kulanka ay Manchester City qaabilayso Axada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here