HORDHAC: Liverpool v Napoli – Reds Oo Ceeb Kale Ka Ordaya, Napoli Oo Lix Bilood Guuldarro La’aan Ah.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa qaabilaysa dhigeeda ree Talyaani ee Napoli xilli aysan rajo badan ka qabin inay booska koowaad ee Champions League kaga baxayso Group-keeda.

Reds ayaa u baahan farqi afar gool ah si ay booska koowaad uga xoogaan Napoli, waxa xusid mudan in kooxda ree England xaalad xun ku jirto halka kooxda Serie A ka socota aan xilli ciyaareedka dhan laga adkaan guuldarrona ay ugu dambaysay bishii April ee sanadkan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here