Hirshabeelle oo Bogaadisay Waxqabadka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Isnaay oo saddex sano jirsatay.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 15kii May Sanadkii 2020 ayey eheed markii hawada ay si toos ah usoo gashay Radio Isnaay waxa ay mudadaasi Sedaxda sano ay ka shaqeyneysay horumarinta bulshada ee deegaanada gobolka shabeellaah dhexe gaar ahaan Horumarinta waxbarashada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar cabdiraxmaan.