Hirshabeelle iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Dar-dar gilinta Howlaha Gurmadka Aadanaha.

0
86

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ku qaabilay Ergayga cusub ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing iyo Ku Xigeenkeeda cusub Ahna u qeybsanaha iyo Isku-duwaha Howlaha Bini’aadanimo ee Soomaaliya Md. George Conway.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here