Hay’adda Mareynta masiibooyinka Qaranka oo Baladweyne uga dhawaaqday qorshe looga Hortagayo fatahaada.

0
87

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle oo ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in hay’adda mareynta masiibooyinka iyo dowladda federaalka ay wadan qorshe looga gaashamanayo fatahaada webiyada islamarkana looga faa’ideysanayo biyaha ka dhasha roobabka si xiliga jiilka loo isticmaalo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here