Haweenka Uurka leh ee Magaalada Beydhabo oo looga digey Halista dhiig baxa uu leeyahay.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta Badan Dhaqaatirta Soomaliyeed ayaa waxey haweenka waqtiyada ay uurka leeyihiin siyaan talooyin caafimaad oo dan u ah iyaga iyo ubudka ay coloosha ku sidaanba maadama haweenka uurka leh ay la soo kulmaan marxaladooyin kala duwan ilaa laga gaaro waqtiga dhalmadooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.