Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay in Tababar ay siyaan Shaqaalahooda.

0
212

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si loo helo kobac dhaqaale iyo ganacsi horumara waxaa ganacsatada Magaalada Jowhar loogu Baaqay in ay tababaran Shaqaalaha jooga xarumaha ganacsigooda si loo helo macaamiil.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here