Duruufo dhinaca Caafimaadka ah oo ka jira Deeganno ka tirsan Gobolka Hiiraan.

0
95

Jowhar- (Isnaay Radio)- Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ee Degmada Buula buurte Dr Sakariye Cabdirashiid Samatalis iyo dhaqaatiir kale ayaa Adeeg Caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay Dadka ku nool Deegannada Tardo, Sagaal Geed, iyo Geeda Same ee Gobolka Hiiraan kadib markii inta badan Deegannada uu ka dilaacay Cudurka Jadeecada.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:-  Abdiwahab Addow Mohamud.