Dhismaha Xarunta Gar-gaarka deg dega ah oo Maanta Laga dhagax dhigay Jowhar.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhagax dhiga dhismahan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha dhexe, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle iyo sido kale kusimaha Madaxweynaha Hirshabeelle.

Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here