Dhaqaatiirta Jowhar oo Bulshada Soomaaliyeed uga Digay inay ka taxadaraan Cudurka Cagaarshoowga.

0
238

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqanka soomaalida inta badan waxey cudurkan u isticmaalaan daawo dhaqameed ay iyagu Sameysteen balse caalamka ayaa cudurka cagaarshoow laga aaminsan yahay inuu ka mid yahay cudurdda halista badan ku hayo dunidda.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.