Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka HIV AIDS.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sanad walbo waxaa la baahiyaa in kumanaan qof oo xanuunka HIV qabto inay u geeriyoodaan sidoo kalena tiro intaas ka badana uu ku dhaco waana Virus halis ku ah koriimada iyo kobaca bini aadanka halistiisana in meesha laga saaro xal loo weysan yahay balse lagu guuleestay in qatartiisa la yareeyo ayadoo wacyi galin kala duwan iyo tababaro caafimaad laga bixiyo dalalka ama gobolada uu xanuunkan ku badan yahay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here