Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo Fariin Caafimaad u Diray Haweenka Uurka Leh ee Ku Nool Jowhar.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Bulshada Magaalada Jowhar Gaar ahaan Haweenka ayaa Inta Badan Waxa ay ka Cawdaan Xanuuno uu ka Mid Yahay Is Fakshanka Kaa oo Saameyn Caafimaad ku Yeesha Haweenka Xilliyada ay Uurka Qaadaan.

Dr Maxamed Cabdi Cali oo Kamid ah Dhaqaatiirta ka Howlgasha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa Bulshada Ku Nool Magaalada Jowhar uga Digay Halista Caafimaad ee ka Dhalankarta Xanuunka Isfakshanka.

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.