Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay bartaan Xirfadaha gacanta.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaan Abuukar Cali Maqaneey oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Hirhsabeelle islamarkana ah wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Hirshabeelle oo la Hadlayay dhalinyaro baratay xirfadaha gacanta laga sameeyo oo uu ka mid yahay cilad bixinta Computer-ka ciladobay ayaa waxaa uu sheegay in dhalinyarada ay yihiin kaalinta ee dib udhiska dalka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here