Dhalinyarada Jowhar oo Ka Hadlay Dhibaatada ay leedahay Tahriibka.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada jowhar ayaa ugu baaqay dhalinta tahriibka u hanqaltaageeysa inaay waxbarshada kordhiyaan isla markaana dalkooda iyo dadkooda aaminaan si waalidiinta dhibaato dhaqaale loo horseedin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.