Dhalinayarada Jowhar oo ka Hadlay Caqabadaha ka heysta dhanka Shaqo yarida.

0
109

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Dhalinyarada kunool deegaanada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle waxa ay horay kaga cabanayeen shaqo la’aan baahsan oo heysato waxaasa haatan ay sheegayaan in intaa ay usii dheertahay shaqooyinka fara kutiriska ah ee jirana qaarkood ay ka shaqeeyaan dad kayimaaday deegaanada ka baxsan Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxaman.