Dhaawaca Halista Ah Ee Soo Garaay Xiddiga Chelsea & Tababare Potter Oo Walwalsan.

0
118

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daafaca kooxda Chelsea Wesley Fofana ayaa la sawiray isagoo biro ku boodaya kana sii baxaya garoonka Stamford Bridge iyada oo tababare Graham Potter uu qirtay in uu ka walaacsan yahay dhaawacii soo gaadhay intii ay socotay ciyaartii ay 3-0 kaga badiyeen AC Milan.

Fofana ayaa ilmeeyay ka dib markii la bedelay qeybtii hore ee ciyaarta, iyadoo dhaawac uu soo gaaray markii ay isku dhaceen Rafael Leao.

Fofana ayaa habeenkiisa uu xilli hore soo dhamaaday ka dib markii dhaawac xun uu ka soo gaaray jilibka daqiiqadii 35aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here