Darawalada Mooto Bajaajyada Jowhar oo Walaac ka muujiyay marista Waddooyiinka xili Roobadka.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah Darawaladan ku nool jowhar eek u shaqesta mooto bajaajta ayaa walaac ka muujiyay shaqo yaraan soo foodsaarta xilliga roobabka ay ka da,aan jowhar ku waas oo sheegay inaan lagali Karin xaafadaha qaar marka laga reebo kuwa saran laamiyada jowhar dhexdeeda kara.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.