Daadad ka dhashay Roobka oo Saameeyay isku socodka Dhuusamareeb.

0
79

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxa Waaxda Faya-dhowrka caasimadda Galmudug Shariif Maxamed Geeddi oo waraysi siiyay Warbaahinta ayaa waxa uu kawarbixiyay saamaynta bulshada ku nool Dhuusamareeb kasoo gaartay Daadadka waxaa uu sheegay inay jirto halis Caafimaad oo soo food saartay bulshada gaar ahaan barakacayaasha iyo danyarta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here