Cuduro ka dhashay fatahaada wabiga Shabeele oo saameeyn ku yeeshay Barakacyaasha Baladweyne.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqane Abuukar Laamoow gudoomiyaha kaamka Arlaadi ee Baladweyne oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in saameynta kadhalatay fatahaada sababtay in ay cuduro ka dilaacaan kaamka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here