Maamulka Tuulada Gumarrey oo Walaac ka Muujiyay Xaaladda Nololeed ee Dadka ku Nool Tuuladaasi.

0
Jowhar – ( Radio Isnaay ) - Tuuladan oo ay ku noolaayeen  ku dhawaad 300 oo qoys ayaa dib u baraakacay kadib markii ay...

Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Kulan la Qatay Dhalinyarada Demada Jowhar.

0
Jowhar – ( Radio Isnaay ) - Kulanka oo ahaa Is Xog Wareysi iyo Dhiiragalin ayaa Waxaa ay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo...

Warka Habeennimo Ee Isnaay Radio

0
Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Isnaay, waxaa inoo soo jeedineysa=        Xaliima...

Walaaca laga Qabo in uu Faafo Fayruska Nipah oo Korortay.

0
Jowhar – ( Radio Isnaay ) - Heerka dhimashada ee fayraska Nipah ayaa lagu qiyaasay 75% boqolkiiba, mana laha wax tallaal ah, halka ay...

Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Dayactireysa Kanaalada Waraabka Beeraha Jowhar.

0
Jowhar – ( Radio Isnaay ) - Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Maamulka Hirshabeellle ayaa daah furtay mashruuc dib udayactir loogu sameenayo Kanaalada waraabiya Beeraha...

Qabiir Dhinaca Beeraha ah oo ka Digay Halista Isticmaalka Qaldan ee Sumaha.

0
Jowhar – ( Radio Isnaay ) - Isticmaalka sumaha lagu dillo cayayaanada dhibateeya Dalagyada Beeraha iyo kuwa loo adeegsado in lagu Bacrimiyo Ciidda ayaa...

Warka Subaxnimo Ee Isnaay Radio

0
Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Isnaay  waxaana inoo soo jeedinaya:-      Cusmaan Cabdalle Cusmaan...

WHO oo Shaacisay Xilliga ay Soomaaliya Helidoonto Tallaalka Covid-19.  

0
Jowhar – ( Radio Isnaay ) - Soomaaliya ayaa heli doonta tallaalka cudurka COVID-19 bishan aynu ku jirno ee Febraayo, sida ay sheegtay hay’adda...

Sacuudiga oo Muwaadiniinta 20 Dal ka Mamnuucay Waddankiisa in ay Galaan.

0
Jowhar – ( Radio Isnaay ) - Boqortooyada Sacuudiga ayaa dalkeeda ka joojisay in ay soo galaan muwaadiniinta ka soo jeeda 20 dal arrintan...

Warka Habeennimo Ee Isnaay Radio

0
Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeennimo ee Idaacadda Isnaay, waxaa inoo soo jeedinaya=        Cabdi Wahaab Caddow...