Maalinta Caalamiga ah ee luqadda Braille-ka oo Maanta dunida laga xusayo.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 2019-kii meelmariyay in sannad kasta 4-ta bisha Janaayo oo maanta...

Maalinta Caalamiga ah ee U Diyaargarowga Cudurrada faafa oo Maanta laga xusayo dunida.

0
Jowhar - (Radio Isnaay ) - Maalinta Caalamiga ah ee u diyaar-garowga cudurrada faafa sannad kasta si ku habboon oo waafaqsan xaaladaha iyo mudnaanta...

Maalinta Caalamiga ah ee Wadajirka Aadanaha oo Maanta dunida laga Xusayo.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Maalinta Wadajirka Aadanaha ee Caalamiga ah waa maalin aan u dabaaldegno midnimadayada kala duwan maalin la xasuusinayo...

Maalinta Afka Carabiga oo Maanta laga Xusayo Caalamka.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Luuqada Carabiga ah waa Mid ka mid ah luqadaha adduunka ugu qadiimiga ah iyo kan lixaad ee...

Xuska Maalinta caalamiga ee xaquuqda aadanaha oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 1948-dii meelmariyay in sannad kasta 10-ka bisha December oo maanta...

Maalinta Caalamiga ee Duulimaadyada Rayidka oo Maanta dunida laga xusayo.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Sannadkii 1996-kii Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay in 7-da bisha December oo...

Maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada oo...

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa 17-kii bishii December sannadkii 1985-tii meel mariyay in sannad kasta 5-ta...

Maalinta Bangiyada Adduunka oo Maanta dunida laga xusay.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - 19kii Diseembar 2019, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 74/245, kaasoo 4ta Diseembar...

Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah oo Maanta laga Xusayo dunida.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Xuska sanadlaha ah ee maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD) ee December 3 ayaa lagu...

Xuska maalinta AIDS-ka Adduunka oo maanta dunida looga dabal degayo.

0
Jowhar - ( Radio Isnaay ) - Maalinta AIDS-ka Adduunka waxa ay isu keentaa dad ka kala yimid daafaha caalamka si ay kor ugu...