WARARKA Bulshada Dhoobley oo loogu baaqay in ay sameystaan xirfado Ganacsi. By admin - May 26, 2023 0 7 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barashada xirfadaha Farsamada gacanta ayaa muhiim ka ah Dunida aan joogno xiligan taasi oo qofka ka caawineysa in uu si fudud shaqo ku helo meel kaste oo uu tago. Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdiwali Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/05/CABDIWELI-DHOOBLEY.mp3