Beeraleyda Magaalada Jowhar oo ka Hadlay Dalagayada ay Beraan xiliga Gu’ga.

0
198

Jowhar (Radio-Isnaay)- Beeraleyda Magaalada Jowhar ayaa sheegay in ay Bereen xiligan Dalagyo badan oo ay ka mid yihiin Bariiska iyo Sisiinta taas oo ay ugu diyaar garoween xili Robaadka Gu’ga oo qeybo ka mid ah Gobolkani Shabeellaha Dhexe uu ka curtay.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here