Beeraleyda Deegaano Hoosyimaada Jowhar oo Cabsi Xoogan ka Muujiyay Fatahaada Wabiga.

0
203

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda deegaano hoosyimaada Magaalada Jowhar ayaa cabsi xoogan ka muujiyay in markale uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabeelle waxa ayna shegeen in xiligan ay kugudi jiraan xiligan Tacabka beeraha ee xiliga Gu’ga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here