Mashruuc ku Saabsan Dhisida awoodaha Bulshada oo laga daah-furay Jowhar.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Dhisida awoodaha uqareemida iyo isla xisaabtanka bulshada ee hey,adaha bulshada rayidka ah oo ay qeyb ka yihiin haweenka,dhalinyarada iyo dadka naafada ah ayaa jowhar laga daah furay , waxaana laga fulin doonaa jowhar iyo baydhabo.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh.