Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka.

0
77

Jowhar (Idaacadda Isnaay) dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa BBarnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka ee Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar. Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : –Xaliimo Cali Ibraahim.