Barakacayaal ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmad Bini’aadanimo lala gaaro.

0
82

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qoysaskan barakacayasha ah ee ku nool xaafadda Ceeljaalle ee magalada Baladweyn ayaa waxaa soo food sartay xalad dhanka nolosha ah oo ay kamid yihiin hooy la-aan,biyo yari,caafimaad daro iyo raashiin la-aan.

Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan