Arsenal Oo Man United Ka Hor Istaagi Karta Saxiixa Ay U Waalanayaan Ee Jurrien Timber

0
130

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Man United ayaa wali doonaysa in ay weerar dhanka suuqa ah ku qaado kooxdii Tababare Erik Ten Hag ee Ajax kadib markii uu tababaraha cusub ka dalbaday in loo keeno xiddig uu jecelyahay.

Ten Hag ayaa Man United u sheegay in loo keeno daafaca Kooxda Ajax ee Jurrien Timber kaas oo si weyn loola xidhiidhinayay Man United tan ilaa markii uu Erik Ten Hag noqday tababaraha kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here