Arday baratay Cilmiga Caafimaadka oo Munaasabad logu qabtay Magalada Guriceel.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalinjibinayeen in kabadan 20 arday oo baratay maadada caafimaadka kana qalinjibisay Machadka Xudeyfa ayaa lagu qabtay magaalada Guriceel.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here