Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Jowhar ku soo xertay kulanka qiimeynta xirfaddaha shaqaallaha Wasaarada

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay kulanka qiimeynta xirfadda shaqaalaha, kaas oo socday muddo labo maalmood ah laguna qabtay magaalada Jowhar.

Waxaa SooJeedineysa:-  Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here