Sara u kac laga dareemayo qiimaha rashiinka dalka ee Suuqyada magaalada Baydhabo.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –   Waxaa Sare u kac laga dareemayo qiimahala iibiyo rashiinka dalka sida galeeyda digirta masgada Suuqyada magaalada Baydhabo.

Sara u kacan ayaa waxaa sababay in ay aad u yaradeen wax soo saarkii beeraha iyo bulashii oo aad u isticmaasho dalagyada dalka kuwasoo fahmay wax tarkisa.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here