Kumanaan ruux oo isugu soo baxay sagootinta maydka Raila Odinga

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kumanaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay magaalada harada ku taal ee Kisumu si ay u sagootiyaan Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo ku geeriyooday dalka India oo lagu daweynayay.

Odinga waxa uu ahaa hoggaamiye mucaarad ah, wuxuunu ku jiray siyaasadda in ka badan 30 sano.

Meydka Raila Odinga ayaa waxaa garoonka lagu soo dhaweeyay farxad, raynrayn iyo oohin ay ka soo qeyb galeen kumanaan taageerayaashiisa ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here