Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay qorshaha horumarinta 5-ta sanno ee soo socota kaddib munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.