Jowhar – (Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda oo ay wehliyeen Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Galgaduud iyo Isku-duwaha Hay’adda UNDP Galmudug, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta xalinta khilaafaadka dadban ee degmada Dhuusamareeb.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.