WARARKA Haween ku nool Jowhar oo bilaabay in noloshooda ay ku mareeyaan ka Ganacsiga Kalluunka. By admin - October 14, 2025 0 86 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – (Radio Isnaay ) – Haween badan oo ku nool magaalada Jowhar ayaa bilaabay inay ka faa’iideystaan kalluunka laga soo dabto wabiga Shabeelle, Iyagoo la tacaalaya duruufaha dhaqaale iyo shaqo la’aanta. Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/10/warbixinta-haweenka-kallunka-by-zahro.mp3 Share this:FacebookX