Jowhar – (Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar waxaa ka jira ciyaal weero dhibaato ku haya bulshada, is dhibaateeya dhexdooda. Waxa ay u baabulan yihiin koox koox iyaga oo ka dhisan xaafadaha ay ka kooban tahay Jowhar.
Ciyaal weerada ayaa caqabad ku ah amniga magaalada waxaana cabasha badan ka muujiyey bulshada maamulkana dhowr jeer waxa ay kasoo saareen amaro digniin ah oo ay u dirayaan ciyaalka.
Waxaa soo jeedinaya :- Nuur Maxamed.