Gadhaha Jowhar oo ka hadlay kaalinta ay ka qaadan karaan dub udhiska Deegaanka

0
49
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gabdhaha magaalada Jowhar ayaa lagu dhiirrigeliyay in ay la yimaadaan isbeddel muuqda oo xagga noloshooda iyo horumarka bulshada ah, si ay door muuqda uga qaataan dib-u-dhiska iyo kobcinta deegaanka ay ku nool yihiin.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here