Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah magaalada Jowhar, ee caasimadda dowladda Hirshabelle, uga daahfurtay Golaha Dhalinyarada Jowhar (Youth Advisory Council – YAC), kaas oo ka kooban 13 xubnood oo dhalinyaro aqoonyahanno ah oo matalaya xaafadaha magaalada.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.