Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Harqaboobe ee duleedka Waqooyiga magaalada Baladweyne ayaa Hey’adda Samafalka iyo bulshada Soomaaliyeed, ka codsaday in ay lasoo gaaraan Bac roobaad maadaama uu bilowday xilliga roobka.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.