Sare Ukac ku Yimid Qiimaha Liin dhanaanta Suuqyada Jowhar.

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa si weyn loo dareemayaa koror ku yimid qiimaha liin dhanaanta ee suuqyada magaalada Jowhar, taasoo saameyn ku yeelatay dadka deegaanka, gaar ahaan qoysaska danyarta ah.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here