Jowhar – (Radio Isnaay ) – Tartankan oo ah mid furan ayaa loo qaban doonaa shirkadaha loo xilsaaraay bixinta shidaalka iyo raashiinka hey’adaha amaanka, waxaana munaasabadda lagu daahfurayey goob joog ka ahaa wasiirka Wasaaradda haashaandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS, wasiir ku xigeenka Wasaarada cadaaladda XFS iyo masuuliyiin kale.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.