Dood cilmiyeed ku Saabsan kor uqaadista maalgashiga wax soo saarka beeraha oo ka dhacay Banaadir.

0
45

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasaaradaha Beeraha iyo Arrimaha Dibadda ayaa si wadajir ah uga qeyb galay dood cilmiyeed muhiim ah oo diiradda lagu saarayay dhiirigelinta iyo kor u qaadista maalgashiga gudaha ee ku wajahan wax-soo-saarka dalka, gaar ahaan dhinacyada beeraha, xoolaha, iyo kalluumaysiga.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here