Shirka Dhismaha Guddiga Amniga oo laga daahfuray Jowhar.

0
53

Wasaaradda Amniga Dowladda Hirshabeelle ayaa maanta magaalada Jowhar si rasmi ah uga daah-furtay Shirka Dhismaha Guddiga Amniga ee Degmada Jowhar, kaas oo qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo nabadgelyada iyo wada-shaqeynta hay’adaha amniga iyo bulshada rayidka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here