Dhalinayarada Maamulka Jubaland oo loogu baaqay inay ka shaqeeyaan Horumarka dalka

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Gudoomiyaha golaha dhalinyarada Jubbaland Farxaan Maxamed Cabdi ayaa dhalinayarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool deegaanada dowlad goboledka Jubbaland ugu baaqay inay ka shaqeeyaan hormarinta Naftooda,bulshada iyo deegaanada ay ku noolyihiin badalkii ay ku fikiri lahaayeen aadista wadmo shisheeye.

Waxaa SooJeedineysa :-Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here