Haweenka ku biiraya Ganacsiga oo ku Soo badanaya Jowhar.

0
23

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah haweenka magaalada Jowhar ee casimad hirshabelle ayaa si weyna uga faa’iideystay fursadaha ganacsi ee ka jira xaafadah, iyaga oo ka bilaabay ganacsiyo yaryar guryahooda taas oo wax ka beddeshay noloshooda dhaqaale iyo tan qoys.

Waxa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here