Jowhar – ( Radio Isnaay )- Xaalada isbadalka Cimilada Ayaa Ah Mid Guud ahan Dalka Somaliya Saameysay Waxa Socda Dadaalo Badan aay iska Kaashanay Hay,addaha Maxaliga Ah & Kuwa Dowliga Ah Oo ku aadan Sidii Dalka Looga Samata bixin lahaa Xaaladaha Saameynta Isbadalka Cimilada.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.