Kanada oo qaxootigii ugu badnaa dib ugu celisay Maraykanka

0
37

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dawladda Canada ayaa dardar-galisay dib u celinta dadka magan-galyo-doonka ee canada ka soo galayay dhanka Mareykanka kuwaasi oo hadda dib loogu celinayo mareykanka.

Canada ayaa Mareykanka dib ugu celisay 3,282 qof siddeeddii bilood ee ugu horreyay snadkan 2025.

Arrintan ayaa waxaa walaac ka muujiyay qaar ka mid ah qareenada iyo ddaka u dooda xquuqda soo galootiga ee dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here