WARARKA Ardayda barata luqada English-ka oo ku soo Badanaya Jowhar. By admin - September 30, 2025 0 10 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Child hand is using pencil to practice writing on a book. Jowhar – (Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar, ee caasimadda maamulka Hirshabelle, ayaa mudooyinkii u dambeyay kusoo badanaayo ardyada doonaysa inay bartaan luqadda Ingiriisiga. Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/warbixinta-jowhar-28-by-sahro.mp3 Share this:FacebookX